banaan bax ayaa ka dhacay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan
Bananbax u soo qaban qaabiyay Maamulka Hirshabeelle islamarkana la doonayay in looga soo horjeesto dowlada Federaalka Somalia ayaa waxaa qadacay dad weynaha Magaalada Baladweyne oo markii hore ka war qabin ujeedka Banaanbaxa.
Ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa ayaa rasaas ku furay dadkii ka soo horjeestay in lagu mudaharaado dowlada Federaalka Somalia.
Ilaa hadda lama oga ujeedka Maamulka Hirshabeelle u soo qaban qaabiyay bananbaxan ee fashilmay ee la doonayay in looga soo horjeesto dowlada Federaalka.