Qoysaskii beero Qodotada ahaa ee Noloshooda ku Tiirsaneyd tacabka beeraha ayaa Bilaabey iney dib u noqdaan ka dib markii ay Da’ een Roobabkii guga isla markaasna ay Heleen gargaar ku filan 3da Bilood ay ku jiraan Howsha abuurka iyo falista Beeraha .
Ibraahim Axmed Ciro Ibrahim Macruuf Waxa uu ka mid yahay Howl wadeenada Arladi Eid Wuxuuna ka warameyaa Boqol qoys oo ay Dhawaan siiyeen Raashiin ay dadkaasi Sahaydaan .
Waa markii u horeysey oo Barakaciyaasha Abaaraha ka soo Cararey la siiyo Raashiin ku filan 3 bilood xili lagu jiro Joogashada Beeraha Dalagyada kala duwan ee Tabcatada .