Degmada Rabdhuure Waxey Katirsan Tahay Gobolka Bakool Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya 2016 Ayaa Waxey Gacanta U Gashey Kooxda Nolal Iyo Nabad Diidka Maleeshiyada Al Shabaab Kadib Markii Ay Iskaga Baxeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Iyo Ciidamada Itoobiya Oo Aan Ka Midka Aheen Midowga Afrika Ee Amisom.
Kadib Shacabkii Ku Nolaa Degmadaasi Rabdhuure Waxaa Soo Wajahdey Cabsi Xoogan Kadib Waxey Bilaween Iney U Barkacaab Degmada Xudur”Degmada Baydhabo Iyo Degaano Kale Oo Katirsan Gobolada Baay Iyo Bakool Ee Koonfur Galbeed.
Kuwii Kusoo Xarey Magalada Ayaa Waxey Lakulmeen Dhibaatooyion Kala Duwan Oo Qaarkood Ku Adkaatey Shacabkaasi Iney Kusii Noladaan Degmadaasi Rabdhuure.
Shacabkii Usoo Barkacey Degooyinka Gobolada Baay Iyo Bakool Waxey Kaamam Ka Sameysteen Degaanadaasi Si Ay Ugu Noladaan Halkaasi.
Sanadii Tagtey Ee 2018 Dalka Soomaaliya Waxaa Ka Dhacdey Abaar Aad Udaran Oo Ay Wada Samesay Dadka Iyo Duunyada Gobolada Kg Waxey Kamid Aheed Gobolada Sida Aadka Ah Abaarta Udaremeen.
Maxamed Qeyr Salaad Daa”uud Waa Gudoomiyaha Degmada Rabdhuure Ee Gobolka Bakool Hada Wuxuu Kusugan Yahay Degmada Baydhabo Xili Uu Lahadlaayey Warbaahinta KG Waxaa Uu Kahadley Xaalada Dadkii Kasoo Barkacey Degmadaasi Ee Kala Aadeen Degmooyin Kakala Tirsan Baay Iyo Bakool.
Sidoo Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sharxaad Sada Ay Usamesay Abaartii Siman Loogu Magacdarey Iyo Wax Yaabaha Ugu qorsheysan Degmada Rabdhuure Oo Hada Maamulkeeda Gacabta Kuhayaan Kooxda Nolal Iyo Nabad Diidka Maleeshiyada Al Shabaab.