Gudoomiyaha b.F.S Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa yimid baydhabo ,waxaa soo dhaweeyey wafdigiisa oo iugu jirey xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan DFS labada gole ee mamulka kgs odiyaal dhaqameed mamulka gobolka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada baydhabo .
Soo dhaweyn ka dib waxaa uu gudoomiyaha BFS ujeedadiisa imaanshiyaha Baydhabo uga warbixiyey saxaafada .
Booqashada Gudoomiyaha Baydhabo waa tii ugu horeysey uu ku yimaado Baydhabo tan iyo markii uu qabtey xilka gudoonka baarlamaanka soomaliya.