Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Waxaa maalintii Labaad Qabsoomay Shirka Watashiga siyaasada Tamarta oo ay soo qabanqabisay Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Dowlada Federaalkaa somaliy .
Waxaana Kulanka Wajigiisa labaad Maanta Looga Dooday Laguna Falanqeeyay Siyaasaada Tamarta Dalka Ayadoo Wasiirada Tamarta Ee Maamulada Aya isxogwaydarsadeen .
Waxaana Kulanka Inta uu socday ay kusoo Bandhigeen shirkada Ka shaqeeya Arimaha Korantada Sidii Adeegayada loogaarsiin lahaa Tulooyinka Iyo Sidii la iska kashanlaa