Waxaa soo kordhaya tirade madaxweynayaasha loo dooranayao maamul goboleedka Jubbaland tan iyo markii todobaadkii hore ay ka qabsoontay Magaalada Kismaayo doorasho hal maalin laba madaxweyne ku soo baxeen ee Dowladda Federaalka iyo bulshada caalamka ay diideen in ay aqoonsadaan natiijadeeda.
Wixii markaa ka danbeeyey waxaa soo ifbaxayey siyaasiyiin ka soo jeeda Jubbooyinka oo mid waliba warbaahinta la wadaagaya in loo doortay madaxweyne. Xasan Ibraahim Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta ku sugan magaalada Kismaayo ayaa shaaciyey in uu yahay madaxweynaha aqlabiyadda shacabka maamulka jubbaland u egmadeen in uu samata bixiyo bulshada jybbaland kadib Doorashadiisa Waxaa uu War Baahinta Kula Hadley Goobtii Lagu Doortey oo Ah Magaalada Kismaanyo
Waxaa uu Xasan Ibraahim Xasan ka hadlay siyaasadda uu ka kula shaqayn doono dowladda dhexe haddii ay u ansaxdo doorashadiisa uu sheegtay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland,
Waa madaxweynihii afaraad ee loo doorto maamulka Jubbaland ee u warama waenaahinta, balse Xasan Ibraahim Xasan ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyey ee loo doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Kaa soo U dhashey Beel Eeynta Digil iyo Mirifle .