Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya sababta keentay qarax maanta ay dad badan ku nafwaayeen oo ka dhacay bartamaha Baydhabo. Sida uu xaqiijiyay taliiyaha ciidanka booliska gobolka baay, qaraxa…
Author
Ateera
Akhriso:- Sheekh Mukhtaar Rooboow oo gudiga doorashada u cusboonaysiiyeen Shahaadadii horay loo siiyay.
written by Ateera
Gudiga qabanqaabada doorashada Koofur galbeed ayaa bilaabay bixinta shahaadooyinka musharixiinta u taagan tartanka madaxweynaha Koofur galbeed oo lagu wado in ay qabsoonto 5 ta December ee sanadkan. Musharixiinta shahaadooyinka qaatay…
Dib uga noqoqoshada Siyaasiyiintan u tartamidda Doorashada Madaxweynaha KGS ayay ku shaaciyeen Shir jaraa’iid gelinkii danbe Axaddii ay ku qabteen Hotelka Horyaal ee magaalada Baydhabo iyagoo siyaasiyiintan dib uga noqoshada…
Akhriso+Sawiro:-Taliyaha ciidamada xoogga Dalka oo kulan la qaatay qaar ka tirsan ciidamada oo loo diyaarinayo in ay ka qaybgalaan hoowlgalada ka socda Shabeelada hoose
written by Ateera
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiiragelin ah la qaatay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si mutadawacnimo…









