Odayaashan ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha gudiga doorashada qaranka Xaliimo Yareey in ay xagal daacinayso qabsoomida doorashada kursiga baarlamaanka federaalka Soomaaliya kadib markii ay sida ay sheegeen ka dhega adeegatay in…
Author
Ateera
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale waxa uu Muslimiinta ka codsaday inay indhaha ku hayaan Go’aankii Maxkamadda Sare ee aan Ardayda gabdhaha Muslimiinta loo oggolaan doonin inay Xijaabka ku…
Baydhabo=-Buuxinta Kursiga ka Banan Barlamanka Soomaaliya uan Banana Mid Ka mid ah Beelaha KGS
written by Ateera
Kursigan golaha shacbka ka banaanaa ee doorashadiisa manta lagu qabtay Magaalada baydhabo waxaa ku tartamayay ilaa afar musharax oo kala ahaa Claahi Sheekh Maxamed,Cabdiqadir sheikh maxamed nuur,Isxaaq Khaliif Claahi iyo…
Akriso+Sawiro:Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Idiris Lesto iyo Malaaq Ibraahi Macalin Isaaq Leeysaamoow oo bulshada ugu baaqeey in ay taageeraan wasiirada cusub ee shalay uu magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed.
written by Ateera
Golihii wasiirada Koonfur Galbeed ee shalay lagu dhawaaqay sedex kaliya ayaa ka mid ahaa golihii wasiirada xukuumaddii Shariif Xasan Sheekh Aadan, intooda kale waa dhalinyaro aqoonyahano badan, balse siyaasada saaxadeeda…









