Madashii loo asteeyay in ay ka dhacdo doorashada waxaa ka bilaawaatay jeedintii khudbooyinka musharixiinta, sedex musharax ayaana u matlanayd in ay jeediyaan khudbado. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ahna sii hayaha…
Author
Ateera
Akhriso+Sawiro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeexd oo kulan qado sharaf soo dhaweyn ah la qaatay Xildhibaanda labada aqakl Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Odayaasha Golaha Malaaqyada Koonfur Galbeed.
written by Ateera
Kulankani ayaa ahaa mid ay isku arakayeen Odayaasha dhaqanka Xildhibaanada labada aqal ee federaalka Soomaaliya ku matalaya KGS, Odayaasha Golaha Malaayada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha dhowaan la doortay KG Cabdi…










