Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa bilaabay in ay halkaasi iskaga baxaan ka dib markii uu halkaasi ka dhacay dagaal ay ku dhinteen ku dhawaad 20…
Author
Ateera
Shaqa la,aanta dhalinyarada Koonfur Galbeed badanaa ka cawdaan iyadoo laga jawaabayo Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS waxay wadaa dadaal dhalinyarada loogu sameynayo in la baro xirfado ay ku shaqeystaan. Agaasimaha…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xildhibaanada Golaha Shacabka ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii loo diyaari lahaa Shuruucda doorashooyinka 2021-ka. Gudoomiye Mursal ayaa tilmaamay…
DHAGEYSO- AKHRISO: Khudbaddii Farmaajo ka jeediyay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka
written by Ateera
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guggoomiye Ku/xigeenka…










