Munaasabadan oo ujeed keedu ahaa Mid Lagu Sagootinaayey Waziirkii Hore eeWazaarada Caafimaadka KGS Laguna Soo Dhaweynaayey Waziirka Cusub ee Wazaarada Caafimaadka Ayaa Ka Dhacdey Magaalada Baydhabo. Waxaa Xaflada Soo Qaban…
Ateera
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta Soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyey. Soo dhaweyn kadib Wasiirka…
Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabatay Xarunta Taliska Booliska ayaa Warbaahinta uga warbixisay Howlgalada ka socda magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo…
Cadnaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib doorasho boos buuxin ahayd oo ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan…
DHAGEYSO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada dalka oo baydhabo Ka Socdey .
Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019.…










