Baydhabo(WMN)_Kulan Wayn oo Lagu Taagerayay Go’aanadii Dhawaan Ka Soo Baxay Maamulka Degmada Baydhabo ee UQeeemidda Shaqaalaysiinta Dadka Degaanka Ayaa Maanta Magaalada Baydhbao
Waxaa Soo Qabanqaabiyay Dhalinyarada Degmada Baydhaho Iyo Kan Gobalka Baay Waxaa Ka Soo Qayb-Galay Ururdaa Jaamacadaha Magaalada Baydhabo Haweenka Waxgaradka . Waxayna Dhamaantooda Ku Midaysnayeen In Mudnaanta Kowaad iyo Kaalintoodaba la Siiyo Dhalinyarada Degaanka wax u Bartay .
Gudoomiyaha Degmad Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Baydhabo Mudane Xasan Macalin Ahmed Biikole Oo Kulanka Ka Qaybgaly Ayaa Sheegay in Hayadaha Xaq Aysan Ulahayn “Shaqaalaha Gudaha “inay la Qataan Magaaloyinka Kale .
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ayaa Sidoo Kale Awaamir Ka Soo Saarey Laga Bilaabo Bisha Jannewery Ee Sanadka Cusub Laga Ogaalan Doonin Inay Ka Shaqeyaan Degmada Baydhabo CID Aanan Ka Haysan Ogalaansho Mamulka Degmada Baydhabo
Mudooyinka Danbe Dhalinyada Ku Dhaqan Degaanada Koonfur Galbeed Ayaa Cabasho Wayn Ka muujinayay Hayada Ka Shaqeeya Koonfur Galbeed Ayagoo Ku Eedeyay In Dadka Degaanka Aan Doorkooda siinin.
Halka Hoose Ka Daawo Sawirada Xaquuqda Sawirada (Cafaani Show Media)