Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 2020
-
WARARKA MAANTA
Deg Deg: Dab Qasaaro Dhimasho Sedax Qof ah Geystay Oo Ka Dhacay Xaafada Katirsan Magalada Baydhabo.
by ATEERA January 7, 2020Baydhabo(WMN)_Sedax qof oo kala ah abbe cumar iyo laba caruur uu dhalay ayaa caawa waxaa ay ku dhinteen guri ay ka deganayeen Degmada Baydhabo oo ku yaasha wadada aada xaafada…
-
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada Maraykanka iyo Iran
by Warsan Radio January 7, 2020Tan iyo markii dowlada Maraykanka ay ku dishey weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn General Suleymani ayaa waxaa soo baxayay xiisad colaadeed oo ka dhex jirta Maraykanka iyo Iran.…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso: Kulankii Isbuuclaha ahaa Ee Wasaarada Amniga KG Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Degaanada KG.
by ATEERA January 6, 2020Baydhabo(WMN)_ Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay lagu qabtey kulankii isbuuclaha ahaa ee isugu imanayeen laamaha Amniga degaanada konfur galbeed, waxana shir gudoominaayey wasiiraka wasaarada Aminga gudaaha dowlad goboleedka koonfur galbeed…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso: Liiska Xubnaha Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey.
by ATEERA January 6, 2020Diinsoor(WMN)_ Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay shaacisey liiska Xubnaha ay ka koobnaan doonaan Golaha deegaanka degmada…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso: Wasaarada xoolaha Kg Oo Baydhabo Kuqabatay Kulan Lagu Wacyigalinaayo Xoola Dhaqatada Kusugan Degaanada Katirsan Baydhabo.
by ATEERA January 6, 2020Baydhabo(WMN)_ Wasaarada xanaanada xoolaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa maanta magalada baydhabo ka furtay kulan lagu wacyi galinaayo dadka xoola dhaqatada ah ee kusugan degaanada ay hoos tagaan magalada baydhabo.…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Masuulin Katirsan Wasaarada Waxbarashada KG Oo Kormereen Iskuulada Qaar Ee Magalada Baydhabo.
by ATEERA January 6, 2020Baydhabo_(WMN) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee KGS Jabriil Maxamuud Aadan iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeeray iskuulada kuyaala Magalada Baydhabo kormeer kaasoo u jeedkiisu…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose oo deeq gargaar ah gaarsiyay qoysas dan yar
by ATEERA January 6, 2020Marka -(WMN)- Maamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen fatahaadaha uu sameeyay wabiga Shabelle. Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Mudane…

