Baydhabo(WMN)_Maanta oo Talkaado ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shir u dhaxeeya Madax ka socota Maamulada Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle. Shirkaan…
January 2020
Muqdisho(WMN)_Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka wax-ka beddelka Sharciga Saxaafadda Qaranka, kaasi oo uga soo gudbay golaha shacabka JFS. Ajendaha Kulanka ayaa waxaa uu ahaa Akhrinta…
Labada Maamul KG, Hirshabeelle Iyo Madax Kasocotay EU Oo Baydhabo Kulan Kuyesheen.
Baydhabo(WMN)_Magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa maanta shir kuyesheen Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) Iyo qaar ka mid ah golahiisa wasiirada,…
Baydhabo(WMN)_Waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhowa Kusoo dhaweeyey Madaxda iyo shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka KGS kadib Waxay Booqasho Kutageen Xaruunta Caafimaadka DMO Halkaasi oo adeegyo Caafimaad Looga Fulinayey Bulshada. Waxay Ukuurgaleen sida ay…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro: Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21,
Diinsoor(WMN)_Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21 oo maalmahii ay ku howlayeen wasaaradaha arimaha gudaha Dowlada FS iyo koonfur…










