Infakshanka ku dhaca qeybaha kala duwan ee hab dhiska kaadi mareenka(urinary system) sida kiliyaha tubooyinka kaadida kaa soo qaada kiliyaha ee keena Kaadi heesta, Kaadi heestana ka soo qaado una soo saarto xaga dibada ama xaga banaanka ee xubinta taranka.
Xanuunkan waxa uu inta badan u badan yahay Dumarka,sidoo kalena xanuunkan oo ah mid ay aad uga cowdaan dadka soomaaliyeed waxaa keena inta badan jeermiska il ma aragtad ah gaar ahaan nuuca bakteeriyada keenta Infekshikaan soo gasha xaga xubnaha taranka kadibna waxa ay usii gudubtaa xagaas iyo kaadi heesta oo ay ku keento caabuq aad u daran.
Halka hoose ka dhageyso codka.