Waxa manta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ay qabatay Dood ku saabsan sida uu u shaqeeyo gudigga xalinta khilaafaadka ee Dowlad Gobaleedka ee Soomaaliya.
Waxaana dood ay aheyd mid aadxiiso u laheyd dhageystayaasha Idaacadana Khadka Taleefonka uga qeyb qaadanayeen.
Doodada waxaa daadihinaayey islamarkaana Soo saarey wariye Maxamed Cabdicasiis Salaad.
Halkaan hoose ka dhageyso Dooda.