Baydhabo(WMN)–ย Shacabka Muslimiinta ah ee Aduunka ha u badnaadaan Soomaalidu waxay yihiin kuwa iska aruuriya lacago si ay u caawiyaan walaalahooda Danyarta ah ee ku nool gudaha wadanka gaar ahaan Barakacyaasha, waana Goobta ugu badan ee la gaarsiiyo Gurmadka Afuri Walaalkaa, hase ahaatee waxaa weli sii jira kuwa aan gaarin gacanta Muxsiniinta sida ay noo sheegeyaan dadka ku nool kaamka barakacyaasha yaaq ee Degmada Baydhabo.
Dowlad goboleedka koonfur galbeed Hay`adaha deeq bixiyaasha iyo dadka muxsiniinta ah ee bisha ramadaan dadka darta yar ee caawiyaan ayay waxey ka codsadeen iney gar gaar lasoo garaan.