Baydhabo-(WMN)-Idaacada Warsan ee Magalada Baydhabo oo Habeenkii 15 ee tartan aqoonedka bisha Ramadaan ka socdey ayaa caaw waxaa is arkey Xafadaha kala aha Wadajir A iyo Horseed B.tartanka oo taabagilnaya Ururka Garab walaal iyo Radio Warsan ayaa ka qeyb galaya Dhamaan Xaafadaha ay ka koobanyahay Magaalada Baydhabo dhinaca Su’aalaha waxaa soo diyariyey Schoolka Kawaadir,Barnaamijka inta oo socdey Caawa waxaa daadihinaayey wariyasha kala ah Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni) iyo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow).Gusha ayaa caawa racdey Xaafada Horseed oo heshey 12 dhibcood iyo Wadajir 6 dhibcood.Habeen dambe waxaa is arkaya Boonkaay B iyo Daarusalaam B
Xaafada Horseed (B) oo 12 Dhibcood aga adkaatey Xaafada Wadajir Tartankii Caawa.
previous post