labaa Kooxood ee caawa tartamaya ayaa kala ahaa Boonkaa(A) iyo Waaberi(A) waxeyna soo bandhigeen tartan xiiso iyo xamaasad ku dheehan.ugu dambeyn gusha ayaa waxey raacdey Deegaanka Boonkay (A) oo 17 dhibcood heshey iyo dhinaca kale Xaafada Waaberi (A) aydana 4 dhibcood.waxana caawa lasoo gabagabeyeey wareegii 2-aad ee tartanka waxana bilaawandoona wareegii 3-aad oo ah kii ugu dambeeyey ee tartanka .
‘