Tartanka Bisha barakaysan ee Ramadaanka ee Radio Warsan oo caawa galay wareegii seddexaad ee Neckout-ka ayaa waxaa isku arkay xaafadaha kala ah Berdaale (A) iyo Waaberi (B) tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Berdaale (A) latimaadday 14 dhibcood halka ay xaafada Waaberi (B) la’imaaday 8 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay xaafada Waaberi (B) hebeen dambe waxn taratan ka sueynaa Xaafadaha Horseed (A) iyi Dooynuunay (B).
previous post
Dhageyso :-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan
You may also like
Dowladda Federaalka Ethopia ayaa gabi ahaan joojisay baahinta warbaahineed Tigray TV ADISABABA.
September 23, 2026
Guddiga Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta wasiir cabdi ataac Qaasim.
September 23, 2026
Khilaafka Uganda iyo Turkiga oo lala xiriirinayo mustaqbalka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, dhanka kale turkiga ayaa joojisay kaalmadii dowladda kambala
September 23, 2026
Amiirka Qatar oo Khudbad Ka Jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay meertada 81-aad
September 23, 2026
Madaxweyne Erdoğan oo Qurumada middoobay ka hadlay xaaladaha Falastiiniyiinta, Suudaan, Yemen, Soomaaliya, Myanmar iyo Qubrus.
September 23, 2026
Xildhibaan Brian Mast “Ololaha milatari ee ka dhanka ah Iran ayaa la ballaarin karaa doorashada dhexe kadib laakiin qataro badam ayaa jira” ayuu u sheegay TV-ga Aljazeera.
September 22, 2026

