tartanka caawa oo ahaa mid ka duwan sidee habeenadii horey ayaa waxa ku tartamayey 4 xaafadood waxan qeybtii koowad isku arkay xaafadaha kala ah Horseed (B) iyo Isha A. oo Isha B lagu ciribtirey .Qeybtii 2-aad ee Tartanka waxa isku arkey Daarusalaam B iyo Dooynuunay A .tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Dooynuunay A aya latimaadday 7 dhibcood halka ay xaafada Daarusalaam (B) la’imaaday 4 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay Daarusalaam.tartanka waxaa tabagilinaya Ururka Garab walaal iyo Idaacada Warsan,dhinaca su’aalaha Schoolka Kawaadir.habeen dambe waxa is arkaya haduu Alle idmo Isha B iyo Boonkaay A.