Barnaamijkan looga hadaalyey saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Waxbarashada Dalka gaar ahaan koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku saabsanaa dood kulul oo ay ka qeyb galeen.
1.Xaasan Aadan Cali oo ah Maamulaha Schoolka (Al-Qalam)
2.Asmo Aweys Axmed oo ah Gabar wax ka barata mid ka mid ah Schoolada Baydhabo ku yaala
3.Aadan Isxaaq Ali oo ah Macalin ka socda schoolda Magaalada Baydhabo
Barnaaijka waxaa idin soo jeedinaayey Wariye C/rashiid Rashka.