Todobadka jimcaha waxaan ka hadli doonaa.
Barnaamijka xaalada Barakacaaysha iyo Covid 19 Todobaadkii Shanaad Waxaan looga hadlayaa Caruurta barakacyaasha ee lacag la,aanta wax lagu baraya ee gacnta ku haystay hay,adda save the children iyo saameynta Corona Virus.
Barnaamijka waxaa daadihineysa Shukri Ismaaciil Axmed.