Hogaamiyaasha Midowga Yurub ayaa heshiis ka gaaray saameenta uu reebay caabuqa saf-marka ah ee Karona.
Kulankan oo soconayay mudo afar maalmood ah ayaa ugu danbeen 27’ka xubin ee qaybta ka ah ururka Midowga Yurub ku heshiiyeen in loo qoondeeyo lacag gaareesa $859 bilyan si wax looga qabto saameenta xanuunka Covid-19.
lacagta ayaa ku bixi doonto qaab amaah ah iyadoona lasiin doono dalalka uu Covid-19 dhulka lagalay dhaqaalahooda si ay u sameeyaan soo kabsasho.
Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in heshiiskan uu yahay mid taariikhi ah.