Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan looga hadlaayo habka wanaagsan ee loo beerto dalagyada xabuuqleyda ee gelleyda iyo mesegadu ka mid yihiin.
Barnaamijka waxaa iskakaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadiina