Hoos ka dhageyso Qayba 7 aad ee Barnaamijka Beeraha oo todobaadkaan aan uga hadleyno Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.