Dhuusamareeb(WMN)_Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka wadaa kulamo kala duwan oo ku saabsan dhismaha Galmudug iyo xulista Baarlamaanka Cusub ee…
2020
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dhuusamareeb Soo Gaaray
Dhuusamareeb, Isniin, Deseembar 30, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu…
Sawiro: Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Kulan la qaatey Wafdi ka socoda Dowlada Turkiga.
Baydhabo(WMN)_Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Hassan Moalim Ahmed (Biikoole) iyo Gudomiye ku Xigeenka Dhinaca Amniga iyo siyaasada Mudane Isaaq Mohamed Ali (Teygaab) Iyo wafuuda Turkiga ayaa Booqasho Ku Tageen Qeybo ka…
Dhageyso: Kulan looga hadlaayay wacyi galinta dhalinyarada KG oo baydhabo lagu qabtay.
Baydhabo(WMN)_ Guud ahaan dalka soomaaliya waxaa kajira dhibaatooyin badan oo ay geesanayaan kooxda al shabaab iyadoo taasi ay jirto ayaa degaanada koonfur galbeed waxaa lagu tilmamaa meelaha dhalinyaradooda ugu badan eek…
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa si kulul uga hadlay qarixii ismaadaaminta ahaa ee khasaaraha badan dhaliyeymkaas oo ka dhacay Isgoyska Ex-koontorool Afgooye ee Muqdisho.…
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha oo Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaasha Dhaqanka ee Xeraale iyo Huurshe
Dhuusamareeb-(WMN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Dadka reer…









