Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
WARARKA MAANTA
Shirka Sanadlaha Ee Machadka Hiratage Oo Ka Furmay Garoowe
by Admin December 30, 2020Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa daqiiqado kahor ka furmay Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo markii ugu horreeyay lagu qabanayo dalka Soomaaliya. Ajandaha shirka…
-
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kulankooda Caadiga ahaa, kaas oo uu Shir Guddominaayey Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad. Ajendayaasha Kulanka Maanta ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiisa Ra’iisul Wasaaraha
by Admin December 30, 2020Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiiskiisa Maxamed Faarax Sabriye,isagoo ka mid noqonaya Agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble. Mas’uulkaan Cusub ee la…
-
WARARKA MAANTA
Kiiskii ugu horeeyay ee Coronaha cusub oo laga helay dalka Maraykanka
by Admin December 30, 2020Wararka ka imanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska, ayaa shalay marki ugu horreysay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dib U Dhac Markale U Yimid Shirka Sanadlaha Ee Machadka Hiratage Ee Garoowe
by Admin December 30, 2020Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage, hayeeshee markii labaad ayuu dib…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii U danbeyay Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Bakool
by Admin December 30, 2020Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalkaas…
-
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu talo-galay in lagu caawiyo shacabka iyo ganacsiyada uu saameeyey cudurka Coronavirus. Sharcigan…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo la kulmay Gudoomiyaha Aqalka Sare (SAWIRRO)
by Admin December 30, 2020Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay xubno uu horkacayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Qoraal lagu daabacay barta Madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook…

