Xeer ilaalinta guud ee magaalada Bologna ee Waqooyiga Gobolka Emelia-Romagna ee dalka Talyaaniga ayaa dalbatay in 4 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan lagu soo oogo dacwad la xiriirta…
Yearly Archives
2020
Kalfadhigii ugu dambeeyay ee Muddo Xileedka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Furmaya
written by Admin
Kalfadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka jeedin doona Kalfadhiga Khudbad dastuuri ah, waxaana uu uga…
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor-yimid Ruqsad-siinta Shirkadaha Isgaarsiinta
written by Admin
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad uu soo saaray Maareeyaha Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ahaa in Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ay qaataan Ruqsadaha Isgaarsiinta.…
Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in ay dishay hoggaamiyihii ururka Al-Qaacida ee Waqooyiga qaaradda Afrika. Wasiirka gaashaandhigga ee Faransiiska ayaa warbaahinta u sheegay in Cabdi-Malik Durukdil hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Waqooyiga Afrika…









