Maamulka degmada baydhabo oo kaa shaneya iskaashadtada gaadiidka degmada baydhabo ayaa waxaa ay bilaabeen dayactirka mid kamid ah wadooyinka halbowlaha u ah magaalada baydhabo taas oo ay dhibaato ku qabeen…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, waxaana shirka guddoomiyey Ra’iisul Wasaare…






