Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
Wakaaladda wararka ee Associated Press news ayaa falaanqayn ay samaysay maalmihii la soo dhaafay ku sheegtay in korona uu aad ugu faafay 25 xaafadood oo ay ka socdeen dibadbaxyada looga…
Sacuudi Carabiya iyo Russia ayaa gaaray heshiis horudhac ah oo muddo bil ah lagu dheereynayo dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarkooda saliidda cayriin, si sare loogu qaado qiimaha saliidda caalamka.…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka. Mas’uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go’aankaan uu…