Bartamihii May ayaa maxkamadda ICJ warqad sumaddeedu tahay 2020/13 u kala dirtay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ku wargelineyso in dib loo dhigay dhageysigii dacwada badda ee madlaneed June 8, 2020…
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukumada Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay maanta ku sheegtay in baaritaankii u dambeeyay ee cudurka Covid-19 laga helay dad gaaraya 66 ruux kuwaasoo ku kala…
Thaabit Cabdi Maxamed oo ka mid ah Hoggaanada Axsaabta Siyaasadda ee horay loo diiwaangeliyay ayaa sheegay in muddo dheer ay shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen inay codkooda ku doortaan cida noqoneysa…
Whenever a national disaster occurs, the country’s army plays a huge role in rescue operations and in protecting the Somali people. Now they are conducting an awareness campaign for the…
Mudaharaadyada Maraykanka oo sii xoojiyey cabsida Korona Wakaaladda wararka ee Associated Press news ayaa falaanqayn ay samaysay maalmihii la soo dhaafay ku sheegtay in korona uu aad ugu faafay 25…
Madaxweyna Donald Trump wuxuu xalay isasoo sawiray isagoo kitaabka masiixiyiinta gacanta ku haya, oo hor taagan kaniisadda St John’s Episcopal, oo ka soo horjeedda Aqalka Cad. Maantana wuxuu booqan doonaa…
Wasiirka Biyaha Dowladda Suudaan Yaasir Cabbaas ayaa sheegay in ay dib u bilaabayaan kulamo ku saabsan xal u helidda Muranka Biyaha Xireenka webiga Niilka oo ay la yeelan doonaan mas’uuliyiin…
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda…
Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga…