Dunida ayaa xiligan si weyn looga dareemayaa fal celinta ka dhalatay dilkii dalka Mareykanka sargaal katirsan booliiska dalkaasi u geestay George Floyd oo ahaa nin madow aan hubeesneen xiliga la…
Kiisaska cudurka Coronavirus ee Soomaaliya ayaa dhaafay 2,000 kadib markii dowladda ay shaaca ka qaaday kiisas hor leh oo la diiwaan-geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay…
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu ciidamo u dirayo goobaha ay ka soconayaan dibad baxyada rabshadaha wato. Dibadbaxyada ayaa ka dhashay dil magaalada Miniyaabulis loogu gaystay…
Isimada Puntland ayaa maanta ku guulaystay inay markii ugu horeysay is horkeenaan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, kuwaas oo uu ka dhexeeya khilaaf ka dhashay dhinaca…
Askari ka tirsan booliska magaalada Las Vegas ayaa ka mid ahaa laba qof oo lagu toogtay halkaas maalintii Isniinta ahayd, sida ay warbaahinta dalkaas sheegtay. Warbixin oo lagu qoray wargayka…