Hoos ka dhageyso Warka Galab oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan Booliska Gaarka ah ee KG oo Tababar siineysay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Munaasabad…







