Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhowaan ku dagaallamay duleedka galbeed ee magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabiyay maamulka Jubbaland. Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb-galaya odoyaal…
Yearly Archives
2020
Guddiga wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulankaas oo ahaa midkii ugu dambeeyay ayaa…








