Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo xalay ka hadlayay arrimaha Siyaadda Soomaaliya ayaa ka hadlay diirashada iyo qodobo kale oo muhiim ah.
Arrimaha doorashada iyo khilaafka Siyaasadeed ee kala dgaxeeya dowladda ayuu tilmaamay in ay saameyn ku yeelanayaan doirashada soo sicota haddii aan xal buuxa laga gaatin.
Madazweynaha Puntland ayaa shaaca ka qaaday in aysan raali ka noqon doonin sgarciga doorashoiyinka oo uu tilmaamay in aan laga talagelin Puntland.
Xildhibaanada iyo wasiirada Puntland ku metela dowladda dhexe waxa uu shaaciyay in aysan ka aqabali doonin metelaad aan sax aheyn iyo in ay u qaadan sharciga doorashooyinka