More than 500 people have succumbed to cholera and acute diarrhoea and left tens of thousands of others sick in Somalia since January, the United Nations said Thursday. The UN’s health agency…
2020
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ” Xildhibaannadii carqaladeeyay hadal jeedintii madaxweynaha furitaankii kalfadhigii Baarlamanka, ma aheyn wax khalad ah”
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay arrintii dhowaan ka dhacday furitaankii kalfadhigii 7-aad ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, taas oo aheyd xilidhibaannadii carqaladeeyay hadal jeedintii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Taliyaha Ciidamaada Daraawishta Dawlad Goboleedka jubbaland Janeral Aadan Moxamuud Goojaar ayaa Booqday Maanta furimaha hore ee Ciidamada Jubbaland ku sugan yihiin ee gobolka jubbada Hoose. Saldhigyada uu boqday taliyaha ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhigga baarlamaanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in…
Wasaaradda caafimaadka drawled Goboleedka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ka furtay shaybaarka lagu baaro caabuqa Covid19. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa maanta magaalada boosaaso kaga qaybgalay…








