Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta DFS ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay maanta kusoo badhigtay qorshe faahfaahsan oo ku saabsan sidii loo wajihi lahaa…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shirkadda DP-world ee Imaaraadka laga leeyahay ay kusoo xadgudubtay Soomaaliya, islamarkaana ay ka waddo Maalgashi aan Shuruucda dalka Waafaqsaneyn. Wasiirka…
GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO KU BAAQAY IN SHIR WADA-TASHIYA LAGA YEESHO DOORASHADA DALKA
written by Admin
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda. Qoraal uu…
Madaxweynaha waddanka Tanzania John Magufuli ayaa ku dhawaaqay in waddankiisa “uu ka xoroobay coronavirus” wuxuuna u mahad celiyay shacabka duceynayay. “Cudurka corona waa laga tirtiray waddankeenna, Alle ayaana mahad leh,”…









