Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed, (Khadar) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Bangiga dhexe ee magaalada Muqdisho, isagoo la kulmay mas’uuliyiinta Bangiga Dhexe. Sii hayaha ra’iisul wasaaraha ayaa…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waa ciwaanka maqaal uu daabacay bogga SomaliTalk Oct 14, 2004. Maalinkaas waxaa afar cishe laga joogaa doorashadii Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Wariyaha oo xiganaya aragtida falanqeeyayaasha iyo guuxa dadweynaha ayaa saadaalinaya…
Safaaradda Mareykanka ayaa taageereysa tababarkii ugu horeeyay oo ceynkiisa ah, oo xilligan dhalinyaro Soomaaliyeed lagu siinayo Magaalada Muqdisho, si kor loogu qaado fursadaha shaqo abuurka ee dhalinyarada. Tababarkan oo ku…
Dowladda Somaliya ayaa markii ugu horeysay agab caafimaad gaysay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, tan iyo markii xanuunka COVID-19 dalka laga xaqiijiyay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa agabkan caafimaad oo loogu talagalay…
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Sii Haayaha Wasiirka Maaliyadda Somaliya ayaa hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka, oo akhrinta 2aad marsiiyay ku noqoshada Miisaaniyadda Qaranka ee 2020. Xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay digniin ku socota Kalluumeysatada ku nool deegaannada Maamulkaas, iyada oo looga digayo waxyeelo kasoo gaarta dabeylaha laga…










