Barnaamijkan oo ah kii labaad oo arimaha cadaalada uga hadleyno waxaa ka qeyb galay marti munaasab u ah barnaamijka oo aqoonyahno,haween iyo odoyaal ku jiraa. Qeybta hoose ka dhageyso dooda…
2020
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliyeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta khudbad ka jeediyey xiritaanka shirka Mudulood ee ka socda magaalada Muqdisho. Lafta Gareen ayaa sheegay inuu…
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shirka wadatashiga Beesha Muddullood, kaasoo socday afar cisho, waxaana ka soo qeyb galay Duubabka Dhaqanka, Culimaa’udiinka, Siyaasiyiinta, Haween iyo marti sharaf kale. Furitaanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: “Waxaan tababareynaa seddax meelood meel militeriga Soomaaliya”
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ayaa guuleystay sanadihii lasoo dhaafay, iskaashigoodana waxaa ka mid ah in Turkigu uu tababaro sedax-meelood-meel ka mid ah ciidanka military-ga Soomaaliya. Safiirka Turkiga u…









