Dowlada Goboleedka Jubaland ayaa qaadacday ka qeyb-galka shirka Dhuusamareeb 3 ee hadda loo fadhiyo, waxayna dalbatayin beesha caalamka ay kaalin ka qaadato sidii shirkaas uu u qabsoomi lahaa “ayada oo…
Yearly Archives
2020
Villa Somalia oo war kasoo saartay furitaanka shirka Dhuusamareeb 3 iyo ‘qodobo la isku afgartay’ (Sawiro)
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, sida lagu sheegay qoraal…
Madaxweyne Waare oo ka hadlay Dil loo geestay Wasiir katirsaaa maamulkiisa amarna bixiyay
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya afka Golayaasha Dowladda iyo shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir…
Dhegeyso Barnaamijka Bidhaamiye Qeybtii 11 aad ee Todobaadkan, waxaana Barnaamijkaan Talaado kasta ka dhegeysataan Idaacada Warsan ee Magalada Baydhaboo,maanta Barnaamijka Waxaa si wadajir ah udaadihinaya Shukri Bidhaan iyo Muxudiin Xusni.…









