Xukumadda Giriiga ayaa ku dhawaaqday in ay hub dheeraad ah soo iibsanayso xilli xiisadda kala dhaxeeysa Turkiga ay cirka isku sii shareerayso. Hubka ay soo iibsanayaan waxaa ka mid ah…
2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Madaxtooyada Qaranka. Kusimaha…
Guddiga maaliyadda,Miisaaniyadda,Qorshaynta iyo la- xisaabtanka Hay’addaha Dowladda ee golaha Shacabka ayaa waxa uu kulan Ku yeesheen xarunta Guddiyadda ee villa-Hargeysa. Kulankaan oo Ajandihiisu ahaa howlaha shaqo ee horyaalo guddiga iyo…
Wasiir Sadiiq Warfaa: Waa Kula Xisaabtameynaa Shaqaalaha Dowladda Barnaamijka Isxilqaan (Sawirro)
Sii haayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Waraa ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha rayidka dowladda ay waajib ku tahay ka qeyb-galka barnaamijka isxilqaan ee…
Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda waxbarashada guddiga dalladaha waxbarashada dalka. Kullanka ayaa ku saabsanaa dib-u-eegista…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay horjoogayaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka…










