Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan aqalka cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur sidaha Corona Virus, sida ay ku caddeysay war rasmi ah…
2020
Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi kadhacey.ilo wareedyo kusugan deegaanka ayaa sheegey in dagaalku…
Xoghayaha arrimaha dibbadda Maraykanka Mike Pompeo ayay maanta caasimada dalka Japan ee Tokyo uga bilaabatay booqasho dhawr cisho qaadanaysa. Xoghaye Mike Pompeo waxaa Tokyo kula kulmi doona wasiiradda arrimaha dibadda…
Wasiir Beyle oo ka war bixiyey kulan uu la qaatay wasiirrada maaliyadda ee Dowlad goboleedyada
Sii-hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada iyo dowladda dhexe, kaas oo ku qabsoomay qadka Internet-ka. Wasiirrada ayaa kulankaas uga wadahadlay…
Jadwalka lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo la soo saaray
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaas. Xubnaha Guddiga oo maanta kulan ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa…










