Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Cabdi
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta KGS.
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Cumar Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftaagreen ayaa waxaa Cumar Taliyaha Howlgelinta Ciidanka…
Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golahiisa wasiirada ayaa soodhaweyn diiran u sameeyey wafdigii ugu horeeyey ee ka socda Dowlada Imaaraatiga oo Salaasadii shalay booqday magaalada Tel Aviv. Wafdiga Imaaraatiga waxaa…








