Lataliyihii hore ee amniga madaxweyne Farmaajo, Hussein Moalin ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kordhiyeen nidaamyadooda dakhli uruurinta gudaha Kenya, kadib markii warbixin dhawaan uu soo saaray machadka Hiraal ee fadhigiisu…
2020
Madasha Xisbiyada Qaran oo taageeray go’aankii guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi
Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu taageeray go’aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee soo magacaabista guddiga soo xulista Xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya, Qoraalka…
Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Galmudug, oo uu wehliyo Madaxweyne Kuxigeenka, Cali Daahir Ciid ayaa shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada. Shirka oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada…
Nin hubeysnaa ayaa toogasho ka gaystay Magaalada Vienna ee Caasimadda Wadanka Austria. Warbaahinta Austria ayaa qoreysa in ninkaasi uu weeraray Macbad Yahuudda ku leedahay Magaalada Vienna, isla-markaana uu toogasho ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Talaado ah kulan ku yeesheen magaalada jowhar, waxaana hortagaya musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka…








