Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle uu ka bilaawdo diiwaangelinta musharixiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas iyo labadiisa kuxigeenka. Shalay ayaa Xubnaha…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Shir Guddoomiyay Kulankiisii Ugu Horreeyay
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa guddoomiyey kullan muhiim ah oo is xog-wareysi ah, kuna saabsanaa Qorshe Howleedka Wasaaradda guud ahaan gaar ahaan…
Waxaa Maanta oo Isniin ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan…









