Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2020
Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka. Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee Baarlamaanka cusub Xildhibaan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








