Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
2020
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay…
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha waxan looga hadlayaa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor…
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Danjiraha Turkiga kala hadlay xoojinta taageerrada ay siiyaan Soomaaliya
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal. Ra’iisal…
Xukuumadda oo sheegtay in laga bilaabo bisha soo socta gud-gali doonaan howlaha doorashooyinka
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo bisha soo socta ay guda-gali doonaan howlaha doorashada madaama uu waqtigu gabaabsi yahay. Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay…
Madaxweyne Farmaajo ayaa ballan qaaday inuu dhiirrigelinayo xorriyadda saxaafadda, kadib markii uu kulan la qaatay suxufiyiinta aan xuduudda lahayn (RSF), oo booqashadii ugu horreysay ee abid ku yimid Soomaaliya. Xoghayaha…









