Liiska xildhibaanada Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa looga dhawaaqay magaalada Jowhar, halkaas oo waayahaan dambe ay ka socotay soo xulistooda. Barlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo ka kooban 90 xildhibaan, ayaa…
Yearly Archives
2020
Hay’adda UNICEF oo war kasoo saartay labo kamid ah shaqaalaheeda oo Muqdisho lagu dilay
written by HAJI
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa cambaareysay dil magaalada Muqdisho loogu gaystay laba ka mid ah shaqaalaheeda gargaarka bani’aadannimo. Shaqaalahan oo ka shaqeynayay ololaha talaalka dabeysha oo…
Mudanayaasha Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabelle ayaa goordhaw looga yeeray xarunta guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle si loo siiyo aqoonsiyo isla markaana loo dhaariyo si ay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







