War-Saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyay gefkii Nabigeena Muxamed NNKH uu u geystay hoggaamiyaha dalka Faransiiska. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada…
Yearly Archives
2020
Maraykanka oo shaaciyay inuu Soomaaliya ka caawinayo xakamaynta ilaha dhaqaalaha Al-shabaab
written by HAJI
Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inay diirada saarayso xaddidaada awooda al-Shabaab inay fuliso weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah, waxaa sidaasi lagu sheegay warbixin kasoo baxday howgalka Maraykanka ee Soomaaliya.…
GUDDOOMIYE MURSAL OO XUKUUMADDA CUSUB UGU BAAQAY IN AY HIRGELISO HANAAN DOORASHADA 2020/2021
written by HAJI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, oo xalay ka qeyb galay munaasabad looga mahadcelinayay anxisinta xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub looga fadhiyo qabsoomida…








